Home Wararka Caalamka Dowladda Soomaaliya Oo Jaamacadda Carabta Kala Hadashay Kacdoonka Ka Dhanka Ah Shabaab(Sawiro)

Dowladda Soomaaliya Oo Jaamacadda Carabta Kala Hadashay Kacdoonka Ka Dhanka Ah Shabaab(Sawiro)

0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Abshir Cumar Jaamac, ayaa maanta oo Talaado ah ku qaabilay Xafiiskiisa Wasaaradda, Wakiilka Xoghayaha Guud ee Jaamacadda Carabta ahna Madaxa Ergadada Ururka ee Soomaaliya, Mudane Salah Ahmed Al-Salah Elguneid.

Sida qoraal ka soo baxay wasaaradda lagu sheegay, waxa uu kala hadlay xoojinta iskaashiga heerarkiisa kala duwan iyo fulinta heeshiisyadii horey uga dhexeeyey Soomaaliya iyo jaamacadda carabta.

Wakiilka Xoghayaha Guud ee Jaamacadda Carabta ahna Madaxa Ergadada Ururka ee Soomaaliya, Mudane Salah Ahmed Al-Salah Elguneid ayaa balanqaaday inuu kaalin ka waadanayo gurmadka abaaraha ee ka jira qeybo kamid ah dalka.

Ad
Previous articleMaareeyaaha Garoonka Aadan Cadde oo Beeniyay Warqad lagu baahiyay Warbaahinta
Next articleWaa Dalkee Dalka u kala dabqaaday Madaxweyne Xasan Sheekh iyo ABIYAA Axmed?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here