Home Wararka Somaliya Dowladda Soomaaliya iyo Dowladda Qadar oo Xariir Toos ah yeeshay Muddo ka...

Dowladda Soomaaliya iyo Dowladda Qadar oo Xariir Toos ah yeeshay Muddo ka dib

0

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Maxamed C/risaaq ayaa wada hadal khadka taleefanka la yeeshay Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda Qatar Sheekh Mohamed Bin Abdurahman Al Thani, iyagoo ka wada hadlay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga ka dhaxeeya labada dal.

Dowladda Qatar ayaa aheyd taageeraha ugu weyn ee dhinaca dhaqaalaha afartii sano ee Maamulka Madaxweyne Farmaajo.

Hase yeeshee waxaa jira hoos u dhac ku yimid xiriirka labada wadan tan iyo markii uu dalka Ra’iisul Wasaare ka noqday Maxamed Xuseen Rooble.

Dowlada Qadar ayaa dhawaan ka shaqeysay sidii dib loogu soo celin lahaa xiriirka labada dal ee Soomaaliya iyo Kenya.

Ad
Previous articleMareykanka oo Ciidamadiisa kala Baxay Afgaanistaan
Next articleMareykanka oo shaaciyay in sida ay Weerarada uga Fuliyaan Soomaaliya si lamid ah uga Fulin doonaan Afgaanistaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here