Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday inay soo celineyso xiriirkii Kenya, iyadoo ugu baaqday Kenya inay dib u furto Safaaradeeda Soomaaliya.
Sidoo kale dowladda Soomaaliya ayaa caddeysay inay dib safaaradeeda uga furi doonto Nairobi.
Waxaa maalmaha soo socda bilaaban doona tallaabooyin dib xiriirka labada dal loogu so celinayo, iyadoo wafuud labada dhinac ka kala socota ay tagi doonaan Muqdisho iyo Nairobi.
Ad