Madaxweyne Mohamed Abdullahi Farmaajo Ayaa la qorsheenayaa in safar uu maalinta berrita ah ku tagayo Magaalada Doha ee Dalka Qatar.
Sidoo kale waxaa la shaaciyay in Maalinta Axada ah uu Qasriga Madaxtooyada wadankaas kula kulmayo Amiirka Qatar Sheikh Tamim.
Wakaalada wararka ee Qatar u faafisa wararka Ayaa baahisay Xogta safarka Madaxweyne Farmaajo, waxuuna la kulmi doonaa amiirka Wadanka Qadar.
Ad