Home Wararka Maanta Dowladda Ingiriiska Oo kusoo biirtay Dagaalka Lagula Jiro Shabaab.

Dowladda Ingiriiska Oo kusoo biirtay Dagaalka Lagula Jiro Shabaab.

0

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Xoghayaha Arrimaha Debedda ee UK James Cleverly ayaa khadka isgaarsiinta kaga wada hadlay, qodobo ay ka mid yihiin in la xoojiyo xiriirka labada dal.

Xoghayaha Arrimaha Debedda ee UK ayaa qoraal kooban ku daabacay bartiisa Twitterka, isagoo sheegay in dawladdiisu ay sii wadayso taageerada ay Soomaaliya ka siiso dhinaca la dagaalanka ururka al-Shabaab.

Sidoo kale Xoghayaha arrimaha debedda ee Britian ayaa sheegay in dalkiisu uu Soomaaliya ugu deeqay sannadkan in ka badan £50 milyan oo lacagta ingiriiska ah, taasoo ay si gaara loogu qorsheeyey in lagu taageero shacabka Soomaaliyeed ee dhibaataysan, gaar ahaan kuwa ay haysato cunto yaraanta, biyo la’aanta iyo adeegyada kale ee dhinaca caafimaadka

Ad
Previous articleWasiirka Maaliyadda Soomaaliya Oo Washington Uga Qeybgalaya Shirka IMF Iyo Bangiga Adduunka.
Next articleDEG DEG: Taliyaha Booliska Gobalka Banaadir oo lamagacaabay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here