Home Wararka Maanta Dowladda Burundi oo Soomaaliya kaka Baxday Ciidamadeedii ugu Badnaa Halmar

Dowladda Burundi oo Soomaaliya kaka Baxday Ciidamadeedii ugu Badnaa Halmar

0

Dowladda Burundi ayaa warbixin cusub kasoo saartay howlgalka Midowga Afrika ee ka socda Soomaaliya, gaar ahaan qorshaha kala guurka ah.

War kasoo baxay wasaaradda gaashaandhigga ee dalkaas ayaa waxaa lagu sheegay in bishan gudaheeda ay ciidamadii ugu badnaa kala baxeen Soomaaliya, taas oo qayb ka ah qorshaha dhimmista ciidamada howlgalka ATMIS ee howlgallada u jooga gudaha dalka.

Tirakoob ay soo saartay dowladda Burunti ayaa waxaa lagu sheegay in illaa 734 askari ay kala baxday Soomaaliya, wixii ka dambeeyay 23-kii bishan December ee 2023-ka.

Ad
Previous articleMareykanka oo sheegay in loo soo gacan geliyay nin ku eedeysan inuu Al-Shabaab ku biiri rabay
Next articleKaraash oo Dhabar jabin ku Sameeyey Go,aankii Siciid Deni

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here