Wasiirka arrimaha dibadda Xukuumadda Soomaaliya mudane, Abshir Cumar Huruus, oo ku sugan magaalada New Yourk ee dalka Mareykanka ayaa wada kulamo kala duwan uu la qaadanayo qaar kamid ah madaxda ka qeyb galeysay shirka Qaramada Midoobay.
Wasiir Haruuse ayaa kulan gaar ah la qaatay wasiirka arrimaha dibadda ahna Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Itoobiya, Demeke Mekonnen, waxa ayna labada wasiir kawada hadleen xoojinta xiriirka labada dal .
Kulanka ayaa sidoo kale wararku sheegayaan in labada wasiir uga wada hadleen sidii loo wanaajin lahaa xiriirka labada dal oon hadda wanaagsaneyn iyo sidii isaga kaashan lahaayeen dagaalka ka dhanka ah Al Shabaab.
Dowladda Itoobiya ayaa xiriir aad u wanaagsan la laheyd dowladdii hore ee madaxweynaha ka ahaa Farmaajo, waxaana hadda mad madow soo kala dhax galay dowladahha kala hoggaamiyaan Xasan Sheekh iyo Abiy Axmed.
Maxkamadda Darajada 1aad ee gobolka Nugaal ee maamulka Puntland, ayaa maanta xukun adag oo xabsi ah ku riday nin oday ah oo lagu eedeeyay in si sharcidarro ah suuq dhaxdiisa
Waxaa laga cabsi qabaa in dagaal cusub uu ka dhex qarxo dowladaha Ereteriya iyo Itoobiya, kuwaasoo maalmihii u dambeeyay ciidamo ku daabulayay deegannada u dhow xadka ay wadaagaan. Madaxweyne ku
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa xalay ku booqday isbitaalada Xooga dalka iyo isbitaalka Erdogan dhaawacyada Ciidanka Qaranka iyo kuwa deegaanka ee ay waxyeelladu ka soo gaartay dagaalka lagula
War saxaafadeed kasoo baxay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa lagu sheegay in iyagoo kaashanaya saaxiibada caalamka ay fuliyeen howlgal duqeyn ah oo si gaar ah loo qorsheeyay, kaas oo lagu