Ra’iisul wasaaraha Ruushka Mikhail Misjustin ayaa warqad u diray Andersson kaga dalbaday maamulka Ruushka iyo shirkadda Gazprom inay galaangal u yeeshaan baaritaanka Swedishka ee ku saabsan sirta Nord Stream. Laakiin dawladda Iswiidhan ayaanan aqbalin arintan.
– Dalka Iswiidan, baaritaannada noocaan ah waa qarsoodi, ayay tiri Andersson.
Dhawaan ayay aheyd markii weerar lagu qaaday dhuumaha Gaaska ee Nord Stream arintaasi oo ka dhalatay fal celin xoogan.
ilaa hada lama oga cida sida rasmiga kaga danbeesay weerarka marka laga reebo baaritaanka hada socda.