Home Wararka Maanta Dowlada Soomaaliya oo Shaacisay Magacyada Saraakil Sarsare oo laga Dilay Alshabaab

Dowlada Soomaaliya oo Shaacisay Magacyada Saraakil Sarsare oo laga Dilay Alshabaab

0

Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay caawa magacyada saraakiil  iskugu jirta ajaaniib iyo Soomaali kuwaasoo ay sheegtay in Al-shabaab looga dilay dagaaladii ka dhacay gobolka Hiiraan.

Warbaahinta Ciidamada qalabka Sida oo soo xiganeysa saraakiil ka tirsan DF ayaa shaacisay magacyada qaar ka mid ah  Al-shabaab ay ku weysay howlgalada Ciidanka XDS.

Degaano dhinaca jiinka wabiga Shabeelle kaga beegan degaanka Booco oo dhawaan Al-shabaab laga saaray ayay idaacadu sheegtay in Ciidanka kumaandoska Gorgor ay ku dileen xubnaha kal ah

1-Cabdiraxmaan Giir oo magaciisa afgarashadu yahay (Digsi)

2-Maxamed Yusuf oo magaciisu afgarashadu yahay (Abuu Nucmaan) iyo

3-Nin magaciisa lagu soo koobay Abuu Yaxye oo dhalasaho ahaan ka soo jeeda dalka Koonfur Afrika

“Waxaa jira horjoogayaal kale oo maleeshiyaadka  aragagixisada Al-shabaab looga dilay howgalada ka socda gobolka Hiiraan balse baaritaan iyo xaqiijin ayaan ku wadnaa” ayuu yiri Dhamme Maxamed Xirsi Taliyaha Ururka 8-aad Guutada 18-aad ee Kumaandoska Gor-gor.

Wafdi uu Hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibada UAE oo soo gaaray Muqdisho

Wafdi sare oo ka socda dawladda Imaaraatka Carabta, uuna hogaaminayo Wasiiru dowlaha Arrimaha dibada ee Sheikh Shakhboot Nahyan Al Nahyan, ayna ku jiraan saraakiil sarsare oo ciidan iyo diblumaasiyiin galabta

Mucaaradka Turkiga ahna Duqa Istanbul oo lagu xiray Dalkaasi

Ekrem Imamoglu, Duqa Istanbul ahna hoggaanka xisbiga mucaaradka, tartan xooganna kula jira Madaxweyne Erdogan, ayaa saaka xabsiga loo taxaabay asaga iyo 100 siyaasi oo kale oo mucaaradka ah. Imamoglu waa

Dowlada Somaliya oo beenisay hadalka Puntland ee ku diiday Kaarka Aqoonsiga

Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee xukuumada Somalia ayaa sheegtay Kaarka Aqoonsiga Qaran inuu yahay xaq Dadweyne oo ilaalinta xogtiisana ay yahay mid sugan. Qoraal ka soo baxay Wasaaradda ayaa lagu sheegay

Ciidan Tababar ahaan u joogay Turkiga oo isku Qacan Qaaday gudaha xerada Tababarka

Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa Askar Soomaali tababar u joogtay Turkiga oo kubbad ciyaarayay oo dagaal ka dhex qaraxay, taasina waxay keentay in ay dhawacmaan ilaa iyo 24

Puntland oo sheegtay in Aqoonsiga Qaranka uu Noqday mashruuc hanti urursi ah oo culays ku ah shacabka Soomaaliyeed

Puntland ayaa si cad uga hortimid diiwaangelinta kaarka aqoonsiga qaranka (National ID) ee dowladda Fecderaalka Soomaaliya, iyada oo sheegtay in qorshahan uu yahay mid siyaasadaysan, loogana dan leeyahay doorashooyin aan
Ad
Previous articleCiidamada Dowlada oo Maantay markale Alshabaab kala Wareegay Dhowr Magaalo(Sawiro)
Next articleXaaska Madaxweynaha Sierra Leone: “Ninkeyga wuxuu shahaadada PHD ku qaatay sida wax loo afgambiyo”