Ciidamadan cusub ee katirsan milatariga Soomaaliya gaar ahaan guutooyinka  Cumar Binu Qadaab iyo Cali Binu Abii Dhaalib , ayaa lagu dhiiriyay in ay u diyaar garoobaan dagaal adag ay la galaan kooxda Al Shabaab .
Saraakiil katirsan ciidanka xoogga dalka oo la hadlay ciidankan cusub ayaa ugu baaqay in ay u diyaar garoobaan dagaal ay la galaan kooxda Al Shabaab, oo ay sheegeen in dhibaato ku hayaan dalka iyo dadka Soomaaliyeed.
Dowladda ayaa diyaarisay ciidamo badan oo loogu tala galay in ay dagaal la galaan Al Shabaab, ciidankan ayaana lagu soo tababaray gudaha dalka iyo dibadiisa, waxa ayna dowladda dooneysa in ay u adeegsato wajiga labaad ee dagaalka ka dhanka ah Al Shabaab.
Warbaahinta Israa’iil ayaa baahiyay in diyaarad nuuca wax basaas ah oo ay lahaayeen milatariga Israa’iil shalay ku dhacday meel ku dhaw marinka Qasa ee dhulka Falastiin, kaddib marki la sheegay
Xulka Qaranka Soomaaliya ee da'doodi ay ka yar tahay 17 jirada ayaa maanta wajihi doona xulka Qaranka dalka Tunisia ee da'doodi ka yartahay 17jira tartanka 15aad ee Koobka Qaramada Qaarada
Taliska hay'adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa shaaca ka qaaday in howlgal Xalay ka dhacay deegaanka Geelgub oo ka tirsan gobolka Shabeelaha Dhexe lagu dilay xubno ka