Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Dowlada Soomaaliya oo Jarmalka Kasoo Celinaysa Dad ka Badan 100 Qof

Dowlada Soomaaliya oo Jarmalka Kasoo Celinaysa Dad ka Badan 100 Qof

0

Dawladda Soomaaliya ayaa u dirtay dalka Jarmalka wafdi kasocda, uu hogaaminayo Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha DFS, si ay u dhameystiraan qorshaha celinta dad gaaraya 120 qof oo ay dawladda Jarmalka mudo dheer xabsiyo ku haysay, kuwaas oo dambiyo kale duwan galay.

120 qof ayaa dhaqaale kasoo galayaa dhinaca dawladda Federaalka, iyadoo dhawaan madaxweynuhu sheegay in ay aqbaleen in dadkaas lagu cesho Soomaaliya oo ay asal ahaan kasoo jeedaan.

Dadka lasoo celin doono, waxaa kujira xubno horey uga mid noqday ilaa darajo sare ka gaaray kooxdii Daacish ee Ciraaq iyo Siiriya, kuwaas oo sanado xabsi ah kadib Soomaaliya loo tarxiilayo.

Ad
Previous articleONLF oo soo faragalisay khilaafka xasan shiikh iyo axmed madoobe
Next articleWar Deg Deg ah: Dowladda oo la wareegtay degaanka Kulbiyow iyo 200 oo kamid ah Ciidamada Jubbaland