Home Wararka Maanta Dowlada soomaaliya oo Banaanka Soo dhigtay Mowqifkeeda Dagaalka Qaza Baaq Culusna Dirtay

Dowlada soomaaliya oo Banaanka Soo dhigtay Mowqifkeeda Dagaalka Qaza Baaq Culusna Dirtay

0

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ugu dambeyn cambaareysay duqeyntii Israel ka geysteen Isbitaalka Al Ahli Arab ee Gaza, halkaasoo ay ku dhinteen in ka badan 500 qof.

War saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo afka Carabiga ku qornaa ayaa Israel loogu baaqay inay ixtiraamto sharciga caalamiga iyo xabad joojin degdeg ah oo Shuruud la’aan ah.

Ad
Previous articleWasaaradda Arrimaha Dibadda Faransiiska oo shaacisay tirada dadka Faransiiska ee lagu dilay weerarkii kooxda Xamaas
Next articleWasiirka adan Barre Ducaale oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho (Sawirro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here