Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka ee SoDMA ayaa Maanta Boqolaal Shacab ah waxa ay Gargaar ugu qeybisay magaalada Masagawaa ee Gobolka Galgaduud oo bilooyin ka hor laga xoreeyey Kooxda Al-shabaab.
Waxaa lagu guda jiraa Bisha Barakaysan ee Ramadaan, waxayna Hay’addu bilowday in shacabka ku nool deeganada Alshabaab laga saaray ay gaarsiiso gargaar, si looga caawiyo afurka.
Wararka ugu Danbeeyay ee Maanta
Ad