Home Wararka Caalamka Dowlada Germalka oo bilaabaysa Fududeenta Qaadashada Dhalashada Dalka

Dowlada Germalka oo bilaabaysa Fududeenta Qaadashada Dhalashada Dalka

0

mudo dhoor sano kadib Dowlada Germalka ayaa bilaabeysa Fududeenta Dhalashada Dalka Germalka.

Mudada lagu qaato Dhalashada oo aheyd 8 sano ayaa laga dhigay 5 Sano oo kaliya hadii qofka uu buuxiyo Sharuudaha hore u jiray.

Dadka Dalkaasi iska dhiibay dhoor sano ka hor ayaa loo fududeeyay helitaanta Dhalashada iyadoo sabab looga dhigay inaysan helin Koorsada luuqadaha.

Dadka da’dooda ka weyn tahay 67 sano jir ayaa laga qaaday sharuudaha sida luuqa dalka si ay u helaan dhalashada.

Dowlada ayaa sanadkii 2021 ku heshiiyay heshiiska lagu fududeenayo helitaanka dhashada iyadoo la filayo inay dad badan ka faa’ideestaan.

Ad
Previous articleMadaxweynaha oo Xarigga ka jaray Waddada 30-ka oo Dib u dhis Qurxoon lagu sameeyay
Next articleAlshabaab oo La Yimid Qaab Cajiib ah oo ay Kusii Aruursan karaan lacagihii ay Ganacsatada ka Qaadan jireen jireen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here