Home Wararka Maanta Doorashada Kursigii loo diiday Gudoomiye Jawaari oo Lagu calinaayo

Doorashada Kursigii loo diiday Gudoomiye Jawaari oo Lagu calinaayo

0

Ilo ku dhow dhow Guddiga doorashada heer Federaal ee FEIT ayaa xaqiijiyay in la laalay doorashadii labo kursi oo dhowaan lagu doortay Baydhabo ee kala ahaa HOP103 iyo HOP154, kuwaasoo doorashadooda dib loogu noqonayo.

Guddiga ayaa lagu wadaa in goordhow uu war saxaafadeed soo saaro.

Dhinaca kale Guddiga xalinta khilaafaadka ayaa iyana laga sugayaa go’aan ka gaarida kursiga HOP067 ee dacwada laga gudbiyay, iyadoo muddo kordhin u sameeyay baaritaanka kursigaas oo ah muddo aan ka badneyn 10 maalmood.

Ad
Previous articleWasiirka Arimaha Dibada Soomaaliya oo la Kulmay Taliyaha Ciidamada AMISOM (Sawiro)
Next articleMadaxweyne Ku xigeenka Galmudug oo ka hadlay Muhiimada iyo dhismaha Golayaasha Deegaanka (Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here