Home Wararka Somaliya Galmudug Doorashada Gudoomiyaha Degmada Cadaado oo lagu Kala baxay

Doorashada Gudoomiyaha Degmada Cadaado oo lagu Kala baxay

0

Magaalada Cadaado waxaa goordhow ka bilaabatay doorashada Gudoomiyaha iyo Gudoomiye ku xigeenka Degmada Cadaado.

Musharaxiinta Gudoomiyaha Degmada Cadaado:

1. Faarax Diiriye Warsame

2. Jibriil Cumar Jimcaale

Musharaxiinta Gudoomiye ku xigeenka Degmada Cadaado:

1. Cabdixakiin Maxamed Cali

2. Sayid Cali Daahir Maxamuud

Faarax Diiriyr Warsame oo ku guuleystay doorashada gudoomiyaha Cadaado waxuuna helay 15 cod

Jibriil Jimcaale JJ oo la tartamayay ayaa helay 8 cod

Cabdikariin Cali oo loo yaqaano Shilin ayaa ku guuleystay gudoomiye kuxigeenka Cadaado

Ad
Previous articleDeg Deg: Xildhibaan Kenyan ah oo Goob tirinta codadka ka socotay ku dilay Kaaliyaha Musharaxii la tartamaayay
Next articleWasiirka cusub ee amniga Soomaaliya oo xilkii la wareegay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here