Home Wararka Maanta Donald Trump oo lagusoo oogay dacwadihii ugu darnaa tan iyo bilowgii eedaymihiisa

Donald Trump oo lagusoo oogay dacwadihii ugu darnaa tan iyo bilowgii eedaymihiisa

0

Kooxda ololaha doorashada ee Donald Trump ayaa sheegtay in dambiyadii ugu dambeeyay ee lagu soo oogay Trump ay yihiin faragelin doorasho. Trump ayaa lagu wadaa in khamiista uu ka soo muuqdo maxkamad si uu u wajaho eedeymo la xiriira in uu qorsheynayay si uu meesha uga saaro codbixintii ugu dambeysay ee madaxtinimo.

Kooxdiisa Ololuhu waxay eedaymahaasi ku tilmaameen “ugaadhsi ka dhan ah Maraykannimada”, iyo in uu la mid yahay cadaadiskii lagu hayay Nazi-ga Jarmalka iyo Midowgii Sofiyeet.

Eedeynta ayaa lagu sheegay in Donald Trump uu ogaa in uu been sheegayay markii uu ka cabanayay wax isdaba marin lagu sameeyay codbixinta. Lix eedaysane oo kale ayaa liiska ku jira. Si rasmi ah looma magacaabin, balse warbaahinta Mareykanka ayaa sheegtay in uu ku jiro qareenkii hore ee Trump, Rudy Giuliani.

Trump weli waa musharrax madaxweyne mana jiro sharci ku qasbaya in uu musharraxu aqbalo in laga guulaystay, taas oo hadii ay jiri lahayd Trump ka hor istaagi lahayd musharraxnimada doorashada soo socota ee Maraykanka.

Dowlada Somaliya oo Shaacisay in Dalka uu aaday Doorasho Qof iyo Cod Ah

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa maanta shahaadada rasmiga ee Ururnimo Gudoonsiiyey Ururka 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐰𝐠𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 oo soo buuxiyey shurudihii looga baahnaa. Kulanka shahaadada lagu gudoonsiinyey Ururka ayaa

Xiisada u Dhaxeysa Dalalka Itoobiya iyo Eritrea oo soo Kordheysa

Xiisada u dhexeysa Itoobiya iyo Eritrea ayaa sare u kacday, iyadoo xiriirka diblomaasiyadeed ee labada dal uu si xowli ah u sii kala fogaanayo. Arrintan waxay salka ku haysaa Rabitaanka 

Nabadoono Caan ahaa oo ka mid noqday dadka ku dhintay weerarka hotel Qaahira ee Baledweyne

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar ku bilaawday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa oo uu xigay dagaal toos ah oo waabarigii hore ee saakay kooxda

Baarlamaanka Dalka Soomaaliya oo meel mariyay labo Hindise sharciyeed

Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa maanta labo hindise sharciyeed oo muhiimad si aqlabiyad ah u meel mariyay kadib markii golaha shacabka ku yeesheen kalfadhiga lixaad kulankiisa lixaad oo uu shir

Wararkii Ugu Danbeeyay Dagaalka ka Socda Dalka Suuriya

Mid ka mid ah kormeerayaasha dagaalka Suuriya ayaa sheegay in iska hor imaad labo maalmood socday oo u dhaxeeyay ciidamada ammaanka Suuriya iyo rag hubeysan oo daacad u ah madaxweynihii
Ad
Previous articleAl-Shabaab oo ka carootay magacyadii saxaabada ee loo bixiyay guutooyinka militariga Soomaaliya?
Next articleMadaxweyne Qoor Qoor oo Dhuusamareeb ka Furay Shir Xasaasi Ah oo Alshabaab…..