Home Wararka Maanta Diyaarado Dagaal oo duqeymo ka Fuliyay Galmudug

Diyaarado Dagaal oo duqeymo ka Fuliyay Galmudug

0

Cabsidii ugu weyneyd ayaa Al-Shabaab soo wajahday ka dib Markii 11-ka barqanimo ayay duqeyn lala beegsaday Al-Shabaab, waxayna ka dhacday deegaannada Dawlad Goboleedka Galmudug ee Soomaaliya.

Kumaandooska Xoogga Dalka ee DANAB. Duqeynta lagu difaacayey Ciidanka wax dhibaato uma gaysan dadka rayidka ah sida warbaahinta Dowladdu ay shaacisay.

Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa Danab way sii wadayaan dadaalada ay ka wadaan Dowlad Goboleedka Galmudug si ay uga xoreeyaan shacabka Soomaaliyeed falal xaasidnimada ee canaasiirta Al-Shabaab ayaa Lagu yiri Qoraal ka soobaxay Dowladda Soomaaliya.

Ad
Previous articleMadaxweynaha Galmudug oo Shacabka ugu Hambalyeeyay Munaasabada Ciida Lana dukaday (Sawiro)
Next articleAkhriso: Maamulka Galmudug oo ka warbixiyay Duqeyn ka dhacday Gobolka Mudug

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here