Home Wararka Maanta Diyaarada Siday Imtixaanka Dowlada oo Goordhow Ka Dagtay Laasacaanood

Diyaarada Siday Imtixaanka Dowlada oo Goordhow Ka Dagtay Laasacaanood

0

Diyaarad sidday Imitixaanka shahaadiga ee Wasaaradda Waxbarshada XfS ayaa maanta ka degtay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, xilli maalinta berri ah loo fariisan doono imitixaanka fasalka 12-aad ee dusiyada sare dalka.

Masuuliyiinta maamulka SSC-Khaatumo ayaa garoonka diyaaradaha Laascaanood ku soo dhaweeyay, saraakiil ka soctay wasaaradda Waxbarashada XFS oo Goobjoog ka ahaan doono imtixaanka.

Imtixaanka ayaa loo fariisan doonaa ilaa iyo afar goobood oo ka kala tirsan magaalooyinka Laascaanood iyo Buuhoodle.

 

Ad
Previous articleDowladda Soomaaliya oo ka hadashay xubno ka tirsan BFS oo sheegay in lagu dhibaateeyay Magaalada Nairobi
Next articleIsrael oo qorsheyneysa duulaan ballaaran oo ka dhan ah Xoogaga Xisbullah