Home Wararka Maanta Diyaarada Egypt Airline oo Dulimaad Toos ah Maantay Ka Bilowday Muqdisho iyo...

Diyaarada Egypt Airline oo Dulimaad Toos ah Maantay Ka Bilowday Muqdisho iyo Dadka Soomaaliyed oo ku Farxay

0

Toos: Diyaaradda Egypt Air oo maanta bilaabeysa duulimaadkeeda Muqdisho.

Wasiirka arrimaha dibada Masar oo ay wehliyaan xubno katirsan golaha wasiiradda ee dalkiisa ayaa safar duulimaad diyaaradeed lagu daahfurayo ku tagaya Jabuuti & Muqdisho, waxaana uu kulamo la yeelan doonaa dhigiisa 2da dal, sida ay sheegtay wasaaradda Arrimaha dibada ee Masar.

Labo munaasabadood oo lagu qabanayo garoomadaha diyaaradaha ee Jabuuti & Muqdisho ayuu ka qeybgali doonaa, iyadoo ay shirkada diyaaradaha ee Masar ay bilaabayso duulimaadkeeda isku xiraya Qaahira, Jabuuti & Muqdisho.

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay

Ciidanka Puntland oo saakay weerar ku qaaday firxadka kooxda Daacish ee Calmiskaad

Ciidamada difaaca Puntland ayaa saakay weerar dhowr jiho ah ku qaaday haraadiga kooxda Daacish ee ku dhuumaaleysanaysa buuraha Calmiskaad. Sida ay sheegeen saraakiisha ammaanka, weerarkan ayaa sababay khasaare soo gaaray

Dowlada Somaliya oo Sacuudiga kala hadashey Muwaadiniin ku Xiran Dalkaasi

Qunsulka dowladda Soomaaliya u fadhiya Magaalada Jiddah ee dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya Cabdweli Xirsi Cabdulle ayaa kulan muhiim ah la yeeshay guddoomiyaha Gobolka Najraan ee dalkaasi Amiir Jalawi Binu Cabdicasiis

Wasiirka cusub ee Wasaarada Gaashaandhigga Soomaaliya oo Bogaadiyay Guulaha Ciidanka Dowlada

Wasiirka cusub ee Wasaarada Gaashaandhigga Soomaaliya Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa ku bogaadiyay guulaha muhiimka ah oo ay ka gaareen ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-shabaab. Wasiirka
Ad
Previous articleIsku dhex yaac iyo jahawareer ka taagan galbeedka Qasa oo taangiyada Israa’iil isaga baxeen
Next articleTaliyaha guud ee booliska Kenya oo is casilay