Home Wararka Somaliya Jubbaland Diyaarad Siday Xildhibaano Ka Tirssan Baarlamaanka Soomaaliya oo la Rasaaseeyey Xilinay Dagi...

Diyaarad Siday Xildhibaano Ka Tirssan Baarlamaanka Soomaaliya oo la Rasaaseeyey Xilinay Dagi rabtay

0

Faahfaahin dheeri ah ayaa Kasooo Baxaysay Xaalad kacsanaan ah oo ka Taagan Gobalka Gedo Gaar ahaan Magaalada Garbahaareey oo Maantay Lagu Rasaaseeyey Diyaarad Siday Xildhibaano Ka Tirsan Baarlamaanka Soomaaliya Balse kasoo Jeedo Gobalka Gedo.

Diyaaradaan oo Ka Soo Duushay Dooloow Sidayna Wafdi Xildhibaano ah oo Ka tirsan Baarlamaanka Soomaliya iyo Wafdi kasocday Jubaland.

Balse askar Diidanaa Imaansha Wafdigaan ayaa Rasaas ooda uga Qaaday Xili Ay Dagi lahayd Diyaradaan Rasaas Taas ayaana waxaa Ku dhaawacmay Askari boolis ah ok Diyaarada Saarna.

Diyaaradii ayaana Dib Ugu laabatay Magaalada Doowloow oo Markii Hore ay kasoo Duushay Maamulka Jubaland ayaa Maamul uu dhawaan Soo Magacaabay Xoog ku Geeyey Gobalka Gedo oo Haatan aan Xaalkiisu Wali Cagabadan Ku taagnayn.

Ad
Previous articleMaxkamadda racfaanka oo maanta go’aan kasoo saartay dacwad ka dhan ah 36 kalluumeysato ajaaniib ah oo Hobyo laga Soo Qabtay Dhawaan
Next articleGuddiga madaxa-banaan ee hirgalinta dastuurka oo si rasmi ah u bilaabay ka doodista heshiisyaddii golaha wadatashiga qaran

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here