Home Wararka Somaliya Diyaarad siday Meydka Madxweyne Cali Mahdi oo Muqdisho ka soo Degtay

Diyaarad siday Meydka Madxweyne Cali Mahdi oo Muqdisho ka soo Degtay

0

Allaha unaxariistee waxaa Goor dhaw Muqdisho Laga soo dajiyay Maydka Madaxweynihii Hore ee Dalka Cali Mahdi Maxamed oo Maalin ka Hor ku geeriyooday Dalka Kenya.

Garoonka Aadan Cadde waxaa ku sugan Masuuliyiin ka Tirsan Dowladda Soomaaliya Madaxdii Hore ee Dalka iyo Qaar ka mid ah Ehelka Marxuumka.

Manata ayaa la Filayaa in aas qaran Loogu sameeyo Muqdisho, waxaana Dowladda Soomaaliya ay Guddi u saartay Aaska Marxuumka.

Ad
Previous articleGolaha Amaanka QM oo shir Deg Deg ah ka yeelanaya xaalada Somaliya
Next articleCiidamada AMISOM oo Hor istaagay in Musharaxiintu ay galaan Garoonka Aadan Cadde

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here