Home Wararka Somaliya Galmudug Dil aad looga Naxay oo Saakay Ka Dhacay Deeganada Galmudug

Dil aad looga Naxay oo Saakay Ka Dhacay Deeganada Galmudug

0

Warar Dheeraad ah ayaa Kaso Baxaaya Dil aad looga Naxay oo Saakay oo jimcaha ka Dhacay Deeganada Galmudug.

Degaanka laanqaylo oo Saakay Subixii Hore lagu dilay Nabadoon Abdi daahir Daa,uud oo ku sugnaa gurigiisa.

Dabley hubaysan oo kasoo jeeda balanbale iyo Caabudwaaq ayaa dilka Geystay Dilkaan ayaa Waxaa loogaystay nabadoon kasoo Jeeda Degmada Xeraale  kaas oo caan ka haa.

Dilka ayaana Salka Ku haaya aano Qabiil oo Mudo usoo Dhaxaysay Beelaha Dir Sure iyo Beesha Mareexaan kuwaas oo dad badan iska Dilay Maamulka Galmudug ayaanan Wali ka Hadlin Dilkaan Saakay ka Dhacay Laanqaylo.

Deegaanada Galmudug Mushkilada ugu wayn ee Ka Jirta Waa isdilka Qabaailaadka Wada Daga Deeganada Galmudug kuwaas oo Marabadan iska laayay Dad Farabadan walina Xal loo la,yahay.

 

Ad
Previous articleDadkii loo qabtay dilka ganacsade Soomaali ah oo lagu dhaawacay xaafadda Islii oo maydadkooda la helay
Next articleQaadkii ka imaan jiray Kenya oo Maalmihii lasoo Dhaafay la xiyray Maxaa Dhacay?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here