Home Wararka Maanta Digniino Qaraxya Ah oo shacabka Muqdisho loo diray

Digniino Qaraxya Ah oo shacabka Muqdisho loo diray

0

Waxaan helnay digniin amni oo ku saabsan shan baabuur oo looga shakisan yahay in ay is Qarxiyaan.

Goobaha ay beegsan doonnaan waxaa ka mid ah Xafiiska Raysal wasaaraha, Xafiiska Guddoomoyaha Gobolka Banaadir, SYL Hotel, Dorbin Hotel, Jazeera Hotel, Agagaarka waddada Dabka, Wasaaradda Warfaafinta , Elite Hotel, Godka Jilacoow, Xeebta Liido iyo dhammaan Baraha koontarool ee Villa Somalia iyo xarruunta NISA laga ilaaliyo.

Taariikhaha weerarka suurta galka ah wa 5, 6, 7, 8 Bishaan September 2021.

Ad
Previous articleMidowga Yurub oo Ergay cusub usoo Magacaabay Somaliya
Next articleDeg Deg Gudoomiyaha Aqalka sare iyo Ra’isul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya oo Heshiis wada gaaray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here