Home Wararka Maanta Dhalinyaro ka soo jeeda Galmudug oo ka digay Boobka 3 kursi

Dhalinyaro ka soo jeeda Galmudug oo ka digay Boobka 3 kursi

0

Xubna ku Midoobey Midowga Dhalinyarada Waceysle ayaa si kulul uga hadlay Doorashada 3 kursi ee Galmudug taala oo mid ka mid ah Horay loogu doortay yaasiin Farey Ku simaha Taliyaha NISA, balse dacwad laga gudbiyay.

dhalinyaradaan ayaa u midoobay in aan la boobin kuraasta kala ah Kursiga HOP067, HOP064 iyo HOP#137 oo beesha wacaysle ay galmudug ku leedahay islamarkaana Fedraalka imaanaya.

Baaq ayay udireen Ra’isul Wasaare Rooble waxayna ugu baaqeen in laga fiirsado in la boobo kuraasta beesha waceysle ee fadraalka ah.

Dowlada Mareykanka oo Sabab u Noqotay Xil ka badelka lagu Sameeyay Wasiirka Gaashaandhigga

Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamse Cabdi Barre, ayaa isku shaandheyn iyo is beddel ku sameeyay qaar kamid ah golihiisa Wasiiradda, waxa uuna xilka ka qaaday kana saaray meesha labo Wasiir,

Raisal Wasaare Xamze oo Magacaabay Wasiiro Cusub Kadib Isku Shaadheyn uu Sameeyay

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamze Abdi Barre ayaa maanta magacaabay xubnahan cusub ee Wasiirrada ee Xukuumadda JFS ee kala ah: 1. Md. Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi –

Kooxda Xisbullah oo weerar khasaaro geesatay ka fulisay gudaha Suuriya

Dagaallamayaal katirsan ururka Shiicada ee Xisbullaah , ayaa lagu soo waramayaa in gudaha u galeen qeybo kamid ah dalka Suuriya, waxa ayna kooxdan weerar ku qaadeen goob ay joogeen ciidamo

Meydka Nin la weysanaa Mudo oo laga helay hotel ku yaalla Muqdisho

Nin muddo labo Maalin ah la weysanaa ayaa Meydkiisa laga helay qol uu ka deganaa Hotelka Mansoor oo ku yaalla Nawaaxiga Isgoyska Dabka ee magaalada Muqdisho. Marxuumka ayaa lagu sheegay

Madaxweynaha Turkiga oo Saddex Qodob kala hadlay dhigiisa Mareykanka Trump

Madaxweynayaasha dalalka Mareykanka iyo Turkiga ayaa yeeshay wadahal dhinaca telfoonka ah, waxa ayna labada masuul kawada hadleen arrimo dhowr ah oo ay ugu horreeyaan xoojinta xiriirka labada dal ka dhaxeeya
Ad
Previous articleCiidamada Sirdoonka Galmudug oo xalay Howlgallo aga ka sameeyay Galkacyo
Next articleWasiirka Gargaarka Soomaaliya oo ka jawaabtay Eedeen loo jeediyay