Home Wararka Somaliya Jubbaland Dhalinyaro Fal layaab leh ka Gaystay Kismaayo oo lasoo Qabtay(Sawiro)

Dhalinyaro Fal layaab leh ka Gaystay Kismaayo oo lasoo Qabtay(Sawiro)

0

Booliska Gobolka J/hoose oo gacanta kusoo dhigay Gabdho iyo wiilal baraha bulshada ku faafiyay ayagoo garaacaya wiil dhallinyaro ah

Dhallinyarada oo isugu jiray laba gabdhood iyo afar wiil ayay ciidamadu kasoo qabteen xaafadda Midnimo ee magaalada Kismaayo, waxayna ku eedeeysanyihiin in ay isugu tageen wiil dhallinyaro ah, kaasoo oo ay baraha bulshada soo dhigeen ayagoo garaacaya.

Dhame Shukri Faarax Ducaale oo ka tirsan saraakiisha Booliska Gobolka J/hoose ayaa sheegay in falalkan noocaan ah ay yihiin kuwo aan la aqbali karin, dhallinyaradana la horkeeni doono sharciga.

Taliyaha ayaa xusay in tallaabo sharciga waafaqsanna laga qaadi doono cid walba oo ku kacda falalkan oo kale.

Ad
Previous articleXukunka murankii ka bilowday Gaari Dowladeed oo la wada raaci lahaa oo lagu Riday Maxamed Cabdixakiin Maxamed
Next articleCiidamada Daraawiishta Galmudug oo Dilay Rag Ka Tirsan Alshabaab Qaar kalana Nolosha Kusoo Qabtay(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here