Wasiirka Amniga ee Puntland oo hadda wariyayaasha kula hadlay Boosaso ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin xabbad-joojin ka dhaqan-gasha Boosaaso iyo wada-hadal ay la gasho garabka kasoo horjeeda ee PSF, dhankooda in lasoo weeraray ayuu sheegay Dhimasho iyo dhaawacna jiraan.
Wasiirka ayaa ciidamada faray inay is difaacaan balse aysan dhibaateen shacabka
HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA WASIIRKA
Ad