Sanater C/xakiin macalin Axmed oo ka mid ah xildhibaanada Cusub ee Aqalka sare ee dhawaan Lagu doortay Galmudug ayaa si kulul uga hadlay dhaqdhaqaaqyada Ciidan ee Ahlusuna ay ka wadaan galmudug.
Xildhibaanka ayaa yiri ” Alshabaab iyo ahlusuna si Guud ayaa loola Dagaalamayaa hadii ay sii wadaan ficilada Nuucaan ah, waxaana leenahay Alshabaab waa Soomaali Fikir ayaana kula dagaalnay si lamid ah ayaana ula dagaalameenaa Ahlusuna.
waxuu sheegay sanaterka in Laba Canug oo la saaray 4 gaari in aan lagu Carqaladeen karin Deegaanada Galmudug, waxaana shacabka u sheegayaa in ay ka fogaadaan Fikradaha nuucaan ah.
Ad