Home Wararka Maanta Dhageyso Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya oo ka hadlay sababta loo dhisi la’yahay jowhar...

Dhageyso Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya oo ka hadlay sababta loo dhisi la’yahay jowhar iyo Muqdisho

0

Ra’isul wasaaraha Soomaaliya Xamza cabdi barre ayaa maanta si weyn uga hadlay amniga dalka, waxuuna shaaca ka qaaday War ku saabsan amniga dalka

Xamze cabdi barre ayaa yiri ” Dowladii dhisaysay wadada xariirisa Muqdisho iyo jowhar waxay u dhisi waysay amni xumo darteed”

waxuu daboolka ka qaaday Ra’isul wasaaraha soomaaliya in loo baahan yahay dagaal wadajir ah oo shabaab ka dhan ah

Ad