Home Wararka Maanta Dhageyso Madaxweynaha Galmudug oo ka tacsiyadeeday geeridii ku timid Cali Mahdi

Dhageyso Madaxweynaha Galmudug oo ka tacsiyadeeday geeridii ku timid Cali Mahdi

0

Madaxweynaha Galmudug oo ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa hadal kooban uu warbaahinta siiyay kaga tacsiyadeeyay Madaxweynihii hore ee Somaliya Cali Mahdi.

Cali Mahdi ayaa shalay ku geeriyooday Dalka Kenya kadib xanuun soo wajahay waxana uu Mudan Qoor Qoor uu si gaar ah tacsi ugu dirya Ehelada Marxuumka.

Ad