Home Wararka Maanta Dhageyso Haweenka Qaadka iibiya oo soo dhaweeyay in la fasaxo qaadka Kenya

Dhageyso Haweenka Qaadka iibiya oo soo dhaweeyay in la fasaxo qaadka Kenya

0

Xilli shalay Dowladda kenya ay ku dhawaaqday in la fasaxay Qaadka kenya oo Muddo ka xayirnaa Soomaaliya ayaa arinkaas waxaa si weyn uga hadlay Haweenka Qaadka iibiya.

Haweenka Qaadka iibiya oo la hadlay Warbaahinta Mudug24, ayaa sheegay in qaadka kenya uu Muhiim u yahay ganacsigooda.

Baaq ayay udireen Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya Mudane Xasan sheikh Maxamuud, waxayna sheegeen in qaadka itoobiya uusan faa’iido u aheen Ganacsigooda

Ad
Previous articleMadaxweynaha Galmudug oo Ka Qaybgalaya Shirka Golaha Wadatashi Qaran ee Maantay Furmay(Sawiro)
Next articleFahad Yaasin:”Dilkii Ikraan waxaa kadambeeyay Raysal Wasaare Rooble”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here