Home Wararka Somaliya Dhageyso Barakac ka Bilaawday Muqdisho

Dhageyso Barakac ka Bilaawday Muqdisho

0

Barakac xoogan ayaa saaka ka bilaawday Muqdisho ka dib markii xalay ilaa shalay Dagaal xoogan uu ka dhacay Muqdisho.

waxaana dadkii ku sugnaa Kaaraan, Shibis, yaaqshiid, Howlwadaag iyo Hodan ay isaga barakaceen Xaafadooda.

dadka Barakacayay ayaa sheegay in ay u adkaysan waayeen dagaalka Muqdisho ka soconaya islamarkaana ay doonayaan in Naftooda ay kala baxsadaan Goobaha dirirtu ay ka socoto

Halkaan ka dhagayso

Ad
Previous articleQaramada Midoobey oo Bayaan Deg Deg ah ka soo saartay Dagaalada Muqdisho
Next articleCiidamo Dhufaysa ka samaystay Muqdisho kuna goodiyay in Madaxtooyada ay la wareegayaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here