Waxaa saaka lagusoo soo toosay laba qof oo meyd ah oo ku jira gaarigii ay wateen oo yaala xaafadda shacabka ee magaalada Hargaysa.
Labada qof ayaa wararku sheegayaan in midkood uu ahaa qof dumar ah, mid ka kalana askari ku labisan dareeska ciidanka ilaalada madaxtooyada Somaliland wax dhaawac ahna kor kooda kama muuqan.
Ciidanka Booliska laanta dambi baarista ayaa gacanta ku haysa.
Ad