Home Wararka Maanta Deni oo Ka Hadlay Halka uu maraaya Dagaalkii Daacish Lagu Qaaday

Deni oo Ka Hadlay Halka uu maraaya Dagaalkii Daacish Lagu Qaaday

0

Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo goordhow ka hadlay magaalada Boosaaso ayaa sheegay in uu bilaaban doono wajiga 2-aad ee dagaalka Daacish kadib markii guulo laga gaaray wajigii 1-aad ee dagaalka.

Deni, ayaa ciidanka Puntland ku amaanay geesinimada ay muujiyeen, waxa uuna si gaar ah ugu mahadceliyay Haweenka Puntland oo kaalin muuqata ku leh dagaalka.

Daacish ayaa laga saaray dhul ballaaran oo ku yaalla gobalka Bari waxaana loo geestay burbur iyo kala carar.

Dagaalka Khartuum oo Xoogeestay iyo Ciidanka RSF oo la go’doomiyay

Ciidanka milatariga dalka Sudan , ayaa weerar culus oo u muuqda soo afjarid ku qaaday saacado kahor goobaha ay magaalada Khartuum kaga sugan yihiin ciidanka gurmadka deg degga ee RSF,

Xubno ka tirsan Al-shabaab oo lagu dilay Howlgalo ka dhacay gobolada Baay iyo Shabeellaha Dhexe

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan guutada 8-aad qeybta 60-aad ayaa howlgal qorsheysan oo lagu dilay xubno ka tirsan kooxda Al-shabaab ka fuliyay deegaanka Deynuunaay ee gobolka Baay. Saraakiisha hoggaamineysay

Hay’adda NISA oo rag ka tirsan Al-shabaab kusoo qabtay Howlgallo ay ka sameeyeen Dayniile iyo Dharkeenlay

War kasoo baxay Hay'adda Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Ciidanka Hay'adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ee NISA, oo howlgal qorsheysan ka fuliyay duleedka degmada Dayniile ee Gobolka Banaadir

Wafdi uu Hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibada UAE oo soo gaaray Muqdisho

Wafdi sare oo ka socda dawladda Imaaraatka Carabta, uuna hogaaminayo Wasiiru dowlaha Arrimaha dibada ee Sheikh Shakhboot Nahyan Al Nahyan, ayna ku jiraan saraakiil sarsare oo ciidan iyo diblumaasiyiin galabta

Mucaaradka Turkiga ahna Duqa Istanbul oo lagu xiray Dalkaasi

Ekrem Imamoglu, Duqa Istanbul ahna hoggaanka xisbiga mucaaradka, tartan xooganna kula jira Madaxweyne Erdogan, ayaa saaka xabsiga loo taxaabay asaga iyo 100 siyaasi oo kale oo mucaaradka ah. Imamoglu waa
Ad
Previous articleLaba Diyaarad oo isku Dhacay Dalka Maraykanka iyo Dadbadan oo ku dhintay
Next articleMadaxweyne Xasan Shiikh oo ka qeyb galay Shir looga hadlay Xaalada Congo