Home Wararka Maanta Deni oo Go,aan Culus Qaatay Xili oo Umagaacabis Ku dhawaaqi rabo

Deni oo Go,aan Culus Qaatay Xili oo Umagaacabis Ku dhawaaqi rabo

0

Sida ay sheegayaan warar isasoo taraya madaxweynaha PL ayaa soo dhisaya Xukuumad ka miisaan culus golihii hore ee uu dhisay 2019-kii oo lagu sifeeyo kuwii ugu liitay ee Taariikhda Puntland.

Madaxweyne Deni ayaa kalkan u gacan-banaanaaday dhismaha golihiisa wasiirada, waxaana markan lafilayaa golle lagu soo xushay waayo-aragnimo, karti Shaqo iyo hufnaan.

Meelaha isbedelka laga filayo ayaa ah in Wasiiradan ay kasoo muuqdaan odayaal miisaan siyaasaded kuleh degaanada PL, kulamo ilaa xalay socday ayaa wararku sheegayaan in siyaasiyiinta mucaaridka ah qaybtood talo laga siiyey golaha.

Waxaa kale oo lafilayaa in kordhis golaha ku yimaado, deegaanada darafyada Mudug iyo Sanaag ayaa xukuumadan tixgelin kahelaya, degmada Ceerigaabo, ayaa laga yaabaa inay golaha kuyeeshaan metalaad sidii hore ka culus.

36 saacadood wax kayar ayaa haray waqtiga kama dambeysta ah, lamana soo sheegin culays siyaasadeed oo dib dhac keeni kara, saacado kadib ayaa liiska lasugayaa.

Maxmada Garoowe oo Xukuntay Nin Garaacay Wiil yar oo Ajanabi Ah

Maxkamadda Darajada 1aad ee gobolka Nugaal ee maamulka Puntland, ayaa maanta xukun adag oo xabsi ah ku riday nin oday ah oo lagu eedeeyay in si sharcidarro ah suuq dhaxdiisa

Dagaal Dhexmara Itoobiya iyo Ereteriya oo laga Cabsi Qabo Inuu Qarxo

Waxaa laga cabsi qabaa in dagaal cusub uu ka dhex qarxo dowladaha Ereteriya iyo Itoobiya, kuwaasoo maalmihii u dambeeyay ciidamo ku daabulayay deegannada u dhow xadka ay wadaagaan. Madaxweyne ku

Warar laga helayo Dagaalo ka dhacay Deegaano Hoostaga Galmudug Sida Ceelhuur

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo Xalay ka dhacay deegaanka Biyo cadle oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud. Dagaalka ayaa ahaa mid

Xamse oo booqday ciidamada Dowladda iyo kuwa degaanka ee ku dhaawacmay dagaalka lagula jiro Al shabaab

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa xalay ku booqday isbitaalada Xooga dalka iyo isbitaalka Erdogan dhaawacyada Ciidanka Qaranka iyo kuwa deegaanka ee ay waxyeelladu ka soo gaartay dagaalka lagula

Xubno sare oo ka tirsan Al shabaab oo lagu dilay Duqeymo ka dhacday Gobolka Shabeellaha Dhexe

War saxaafadeed kasoo baxay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa lagu sheegay in iyagoo kaashanaya saaxiibada caalamka ay fuliyeen howlgal duqeyn ah oo si gaar ah loo qorsheeyay, kaas oo lagu
Ad
Previous articleKiiska Luul: Waxa ka dhacay gudaha Maxkamada Gobolka Banaadir iyo kiisaska lagu xasuusto qareenka eedeysanaha
Next articleKenya oo Martigalinaysa Shir ay isugu Imanaayaan Xasan shiikh iyo Abiya Axmed