Home Wararka Somaliya Galmudug Degmada Xarardheere oo Markii ugu Horaysay Galabtay loosoo Daayay Qadka Internetka

Degmada Xarardheere oo Markii ugu Horaysay Galabtay loosoo Daayay Qadka Internetka

0

Degmada Xarardheere ee gobolka Mudug ayaa galabta markii ugu horeysay taarikhda uu ka shaqo bilaabey khadka internetka, kadib markii ay dhawaan xoreeyeen Ciidamada xoogga dalka, daraawiishta Galmudug iyo xooggaga xoreynta deegaanka.

Wasiirka difaaca Soomaaliya ayaa goordhaw shaaciyey in Xarardheere Internetkeedu uu shaqo bilaabay, dadkuna ay la jaan qaadayaan mowjadaha isbadalka ee dalka ka socda.

Qoor Qoor Taliye Biixi iyo wasirka Ka Gaadhaandhiga ayaa Ilaa Haatan mudo Ka Badan Asbuuuc ku Sugan Degmadaan alshabaab ragaadiyeen.

Ad
Previous articleCali Dheere oo si adag ugu Hanjabay Bangiyada Soomaalida kadib lacago Alshabaab laga Xayiray Digniin adag Soo Diray
Next articleWasir Farxiyo Cabdi oo ka Tirsanayd Wasiirada Galmudug oo Muqdisho lagu Dilay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here