Degmada Xarardheere ee gobolka Mudug ayaa galabta markii ugu horeysay taarikhda uu ka shaqo bilaabey khadka internetka, kadib markii ay dhawaan xoreeyeen Ciidamada xoogga dalka, daraawiishta Galmudug iyo xooggaga xoreynta deegaanka.
Wasiirka difaaca Soomaaliya ayaa goordhaw shaaciyey in Xarardheere Internetkeedu uu shaqo bilaabay, dadkuna ay la jaan qaadayaan mowjadaha isbadalka ee dalka ka socda.
Qoor Qoor Taliye Biixi iyo wasirka Ka Gaadhaandhiga ayaa Ilaa Haatan mudo Ka Badan Asbuuuc ku Sugan Degmadaan alshabaab ragaadiyeen.
Ad