Home Wararka Somaliya Galmudug Degmada caabudwaaq oo Maamul Cusub Loo sameeyay

Degmada caabudwaaq oo Maamul Cusub Loo sameeyay

0

Madaxweyne kuxigeenka dowlad Goboleedka Galmudug ahna kusimaha Madaxweynaha Cali Daahir Ciid ayaa isbedel waxaa uu ku sameeyay Maamulka degmada Cabudwaaq ee Gobolka Galgaduud.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne kuxigeenka Galmudug ayaa waxaa Guddoomiyaha degmada Cabduwaaq loogu Magacaabay  Faarax Cabdulle Xasan (Samadoon) Guddoomiye kuxigeenka degmada liibaan Cabdi Cali, halka Xoghayaha degmada Cabduwaaq loo magacaabay Faarax Cali Warsame.

Ad
Previous articleFarmaajo oo Bogaadiyay Shaqada Hay”Adda istaatiitikada Qaranka
Next articleXukuumadda oo shaacisay in Bandow Lagu Soo rogi doono Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here