Home Wararka Maanta DEGDEG “ Maxbuuskii Milyaneerka Noqday oo hadda lagu dilay Muqdisho

DEGDEG “ Maxbuuskii Milyaneerka Noqday oo hadda lagu dilay Muqdisho

0

Maxbuuskii Milyaneerka Noqday oo hadda lagu dilay Muqdisho.

Xaanshi Omar Hassan oo looyaqaano Xaanshi Foodo oo ahaa Soomaaligii 19 ka sana Xabsiga Italia ku jiray ee lagu xakumay xabsi daa’inka balse hada dhaw laga soo dayay xabsigii Italia .

Waxaa magdhaw loosiiyay 3Milyan oo € oo ka badan lacag ahaan sarifkeeda lacagta doolarka $

Noloshii Xabsiga Italia ayuu ka soo bad baaday Dharkenley ayaa maanta lagu dilay kadib markii gaarigiisa qarax loogu xiray .

Ad
Previous articleRa’isul Wasaare Xamze oo la Kulmay Safiirka Dowladda Sacuudiga (Sawiro)
Next articleMadaxweynaha Nigeria oo isku day dil ka badbaaday ka dib Weerar culus oo lagu qaaday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here