Home Wararka Somaliya Galmudug DegDeg: Diyaradaha Dagaalka ee Dowlada Itoobiya oo saakay duqeymo culus kawada deegaano...

DegDeg: Diyaradaha Dagaalka ee Dowlada Itoobiya oo saakay duqeymo culus kawada deegaano hoostaga Degmada Matabaan

0

Diyaradaha dagaalka ee Dowlada Itoobiya ayaa saakay duqeymo culus kawada deegaano hoostaga degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan, gaar ahaan goobo dhowr ah oo fariisimo u ahaa kooxaha ah ee Alshabaab.

Duqeymaha ayaa si gaar ah kaga socda buurta surtaag oo ku aadan deegaanka bacda.

oo ay fariisin ku lahaayeen Alshabaab, iyadoo dadka deegaanku ay soo warinayaan in diyaaraduhu beegsadeen fariisimo dhowr ah walina la maqlayo qaraxyada madaafiicda ay tuurayaan diyaaradaha Itoobiya ee duqeymaha geysanaya.

Ad
Previous articleGolaha Wasiirada oo Maantay loo Qaadi Doono codka kalsoonida baarlamanka
Next articleShiinaha Oo War Ka Soo Saaray Go’aanka Dowlada Soomaaliya Ee Arrinta Taiwan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here