Home Wararka Maanta War Deg deg Ah Al-shabab oo goordhow Xirtay Wadada Xariirisa Dhuusamareb Iyo...

War Deg deg Ah Al-shabab oo goordhow Xirtay Wadada Xariirisa Dhuusamareb Iyo Ceeldheere

0

Al-shabaab ayaa goor dhow wadada laamiga ka xirtay inta udhaxeysa deegaanka Ceel-dheere iyo Dhuusamareeb.

Sida dadka deegaanka noo sheegeen waxa ay baaritaan ku sameynayaan gawaarida isticmaalaysa wadada iyagoona xabada ku furay gaari wadada marayey sida wararku sheegayan.

Kooxda Shabaab ayaa maalmihii ugu danbeeyay dhibaatooyin ka wada deegaanada Galmudug iyadoo maamulka Galmudug uusan wali tilaabo ka qaadin.

Dhanka kale Dadka deegaanka qaarkood ayaa sameenaya abaabul ku aadan in kooxda Shabaab looga difaaco deegaanada ay ku suganyihiin.

Lasoco Waxa soo kordha

 

Ad
Previous articleDhageyso Xildhibaan Fowziyo ” Mar dambe ayaan Go’aan ka gaaray Kursigaan “.
Next articleDegdeg alshabab oo markale Galabtay Lawareegay Degmada Matabaan