Degmooyin iyo Degaanno badan oo ka tirsan Galmudug waxaa ka curtay Roobka xilliga Gu’ga.
Meelaha uu Roobabku ka Da’ay Waxaa kamid ah Guriceeel Dhuusanareeb Cadaado Bandiiradley Galinsoor iyo Gaalkacyo Caabudwaaq.
Xareeda ayaa Biyo dhigtay goobo badan oo Kaliisha Abaarta horey ay ugu jirtay, waxaana Roobka ku diirsaday Dadka iyo Duunyadda.
Xoolo dhaqatada oo saameynta ugu weyn ay Abaartu ku yeelatay ayaa Rajo badan ka qaba in sanadan ay noqoto Aaran si ay uga baxeen diifta ay Abaartu reebtay.
Ad