Guriceel: weerar ay soo qaadeen maleeshiyaad hubeysan oo ka gadoodsanaa maxaabiis xabsiga kujirta ayaa sababey dhimashada askari Booliiska ka tirsan iyo dhaawaca mid kale.
waxaa sidoo kale xabsiga ka baxsadey afar maxbuus.
Weerarkan oo dhacey waqtigii salaada subax ayay Taliska Booliiska Guriceel oo aan la xiriirnay sheegeen in ay kusii raad joogaan kooxdii geysatey oo hore usii watey maxaabiista fakadka ah.
Lama oga Sababta Maleeahiyaadka weerar lama Fikaan ah Saakay kusoo Qaaday Saldhiga Guriceel ayaa ahayd magaalo Amni ah maalmihi Lasoo Dhaafay.
Ad