Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Deg Deg Taliyihii Saldhiga Booliska Baladweyne oo La Dilay

Deg Deg Taliyihii Saldhiga Booliska Baladweyne oo La Dilay

0

Taliyihii Saldhiga Booliska Magaalada Beladweyne laba Xidigle Max’ed Xuseen Max’uud (Duur-jooge) ayaa goordhow ku geeriyooday iska horimaad ka dhacay Magaaladaas.

Iska horimaadka ayaa bilowday markii ciidamada Haramcad iyo booliska Hirshabelle ay isku fara saareen afaafka hore ee saldhiga magaaladaas.

Wararka ayaa intaas ku daraya in weli dagaalku uu socdo isla markaana ay jiraan qasaarooyin kale oo dadka shacabka ah soo gaaray lamana oga illaa hadda sababta kicisay dagaalkan

La soco wixii ku soo kordha..

Ad
Previous articleMahad Salaad Oo Lagu Doortay Magaalada Dhuusamareeb
Next articleDhageyso: Cali Yare Cali oo laga reebay Shirka Amniga ee Saraakiisha lala yeeshay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here