Home Wararka Maanta Deg Deg Taliyihii Degmada Shibis oo Mucaaradka isku dhiibay

Deg Deg Taliyihii Degmada Shibis oo Mucaaradka isku dhiibay

0

Taliyihii Saldhiga Degmada Shibis Farxaan Axmed Jaraay ayaa la Xaqeejiyay inuu ku biiray Ciidamada Ka soo Horjeeda Dowladda ee diidan Muddo Kororsiga Madaxweyne Farmaajo.

Sidoo kale Warar Hoose ayaa sheegaya in Ciidamo iyo saraakiil ka Tirsan Boliiska Somaaliya laga cabsi Qabo inay ku Biiraan Ciidamada Taabacsan Musharaxiinta.

Taliyaha Degmada shibis ayaa Maalma ka hor Xilka Taliyaha Degmada Shibis loo Magacaabay waxuuna Horay u ahaa Talliye ku xigeenkii Saldhiga yaaqshiid

Ad
Previous articleMucaaradka oo war kasoo saaray waxa ka jira Waan-Waan Laga Dhex Bilaabay Dowladda Iyo Mucaaradka?
Next articleAqalka Sare oo ka digay tallaabooyinka ka hor imaanaya Dastuurka Dalka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here