Taliyihii Saldhiga Degmada Shibis Farxaan Axmed Jaraay ayaa la Xaqeejiyay inuu ku biiray Ciidamada Ka soo Horjeeda Dowladda ee diidan Muddo Kororsiga Madaxweyne Farmaajo.
Sidoo kale Warar Hoose ayaa sheegaya in Ciidamo iyo saraakiil ka Tirsan Boliiska Somaaliya laga cabsi Qabo inay ku Biiraan Ciidamada Taabacsan Musharaxiinta.
Taliyaha Degmada shibis ayaa Maalma ka hor Xilka Taliyaha Degmada Shibis loo Magacaabay waxuuna Horay u ahaa Talliye ku xigeenkii Saldhiga yaaqshiid
Ad