Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax loo malaynayo inuu ahaa hoobiye uu ku soo dhacay dhismaha bannaankiisa xilli ay socotay dooda baarlamaanka.
Wararka ayaa sheegaya in ay istaagay doodii Barlamanka, xildhibaannada ayaana hadda bilaabay inay dhismaha isaga baxaan.
Ilaa hadda hal qof oo kamid ah shaqaalaha Barlamaanka ayaa ku dhaawacmay, xilli uu jahwareer uu wali ka taaganyahay gudaha Barlamaanka.
Ad