Home Wararka Maanta Deg deg: Qarax ka Dhacay Magaalada Muqdisho

Deg deg: Qarax ka Dhacay Magaalada Muqdisho

0

Faah Faahinta Qaraxa ka dhacay degmada Boondheere.

Gaari ay leeyihiin rag ka tirsan Ciidanka loo yaqaan Ilaalada Shacabka oo lagu xiray waxyaaba qarxa ayaa ku qarxay degmada Boondheere ee gobolka Banaadir.

Wali lama Oga Qasaaraha Ka Dhashay Qaraxaan oo Goordhow Dhacay, Laamaha Amniga ayaan Wali Ka Hadlin Qaraxaan.

 

Amniga Magaalada Muqdisho ayaa Maalmihii Danbe Faraha Kasii Baxayay.

Ad
Previous articleMuuse Biixi “Soomaaliya Maanta Maraykan xiriir ha u jarto haddii ay ku dhacaan, aqoonsigii Somaliland waa mid hadda soo ifaya”
Next articleMusharixiin U ka Mid yahay Madaxweyne Hore oo Qaatay Shahaadada HOP058(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here