Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Deg Deg Qarax Ka Dhacay Magaalada Kismaayo

Deg Deg Qarax Ka Dhacay Magaalada Kismaayo

0

Gaari noocisu yahay Fielder kaas oo lagu soo xiray waxyaabaha Qarxa ayaa ku qarxay magaalada Kismaayo, gaar ahaan agagaarka Suuq Yaasiin.

Waxaa jira khasaaro iskugu jirta dhimasho iyo dhaawac.

Ad