Home Wararka Maanta Deg Deg Qarax Xoogan oo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho

Deg Deg Qarax Xoogan oo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho

0

Qarax dhawaqiisa Laga Maqlay Qaybo Badan  ayaa goordhaw ka dhacay agagaarka isgoyska Ceelgaabta ee Muqdisho warka Hordhaca ah ayaa Sheegaaya:

 

Qof isku soo xiray walxaha qarxa ayaa isku qarxiyay agagaarka isgoyska Ceelgaabta ee Muqdisho,.

 

waxa ayna waxyeelo kasoo gaartay dad rayid ah, warar kala duwan ayaa kasoo baxaya cida sida rasmiga ah loola beegsaday qaraxa.

Ad
Previous articleBoqortooyada Sacuudi Carabiya oo Dowlada Soomaaliya u mahadCelisay
Next articleFaahfaahin Kasoo Baxaysa Cida lala Eegtay Qaraxi Ka Dhacay goordhwayd Magaalada Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here